Madaxweyne Deni ma aqbalay Shirka Farmaajo ku baaqay?

Madaxweyne Deni weli ma aqbalin Shirka uu ku baaqay Madaxweynihii hore Farmaajo.

Xogo qaar,ayaa sheegaya in ay ubadan tahay in uusan aqbalin Shirkaas Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.