Midowga Yurub oo ku baaqay in Deg-deg loo gaaro heshiis

Sarkaal sare oo ka tirsan Midowga Yurub,gaar ahaan Arimaha dibada iyo Amaanka oo fariintan soo dhigay Bogiisa Twitter-ka.

Qoraalka ka soo baxay wakiilka Arimaha Dibada Midowga Yurub ayaa u qornaa sidan

“Heshiis la’aanta in la qabto doorasho ka dhacda Soomaaliya waa mid aad u culus oo aan dan ugu jirin muwaadiniinta Soomaaliyeed,Waa muhiim in dhammaan kanqeybgalayaashu ay sii wadaan inay si wax ku ool ah ula shaqeeyaan si ay uga heshiiyaan hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka qaran,Hoggaamiyeyaasha siyaasaddu waa inay sii wadaan dadaalkooda ku aaddan hirgelinta heshiiskii 17-kii Sebtember”Aayaa lagu yiri ..