Maxaa kasoo baxay kulankii Golaha Amaanka Ee Arimaha Somaliya

Golaha Ammaanka ee QM ayaa kulan uu Talaadadii yeeshay kaga hadlay arrimaha Soomaliya, oo xilligan uu ka jiro khilaaf xooggan oo la xiriira qabashada doorashada dalka.

Kulankan oo albaabadu u xirnaayeen ayaa gabagabadiisii, madaxweynaha Golaha ee bishan February, Barbara Woodward oo ah danjiraha dalka Britain u joogta QM ay akhrisay war-murtiyeedkii shirka.

Goluhu waxuu afkiisa ka dhawray armaajo iyo Madaxwanrnimada uu sheeganayo,isagoo mudo xileedkii ka dhamaaday.

Sidoo kale Goluhu afka kuma dhufan goobta Shirka lagu qabanayo kaliya waxuu adkeeyay in la qabto Shirkaas.

Jibril Qoobey.