Dhawaaqa Farmaajo Ee Kenya waa Awr ku kacsi

Sida xaqiiqda ah aragtida Farmaajo ee Kenya waa midan..

Xiligan waa Awrku kacsi dhawaaqiisa Kenya waa cadow!!

Waxaase war farxadle ah in la fahmay oo aan dhag jalaq loo siin beenta Farmaajo.