Maxay kawada hadleen Wakiilka Qaramada midoobey iyo W.Arimaha Dibada IGAD

“Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan waxa uu bogaadiyey fursadda toddobaadkan tagay uu u helay in uu khadka taleefoonka kula hadlo Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jabuuti, Itoobiya, Kenya iyo Yugaandha si uu uga dhageysto aragtidooda ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo Gobolka xilligan xasaasiga ah”Ayaa lagu yiri War kasoo baxay Xaafiiska Swan.