W.Arimaha Dibada oo ka diiday Farmaajo in uu Puntland aado

Xog muhiim ah!!

Farmaajo waxuu uyeeray Wasiirka Arimaha dibada Maxamed Cabdirisaaq,waxuuna ku amray in uu Puntland aado oo Gaalkacyo ka dago la hadlo reer Mudug hadhowna Garowe uga sii gudbo.

Arinkaas Maxamed Cabdirisaaq waa ka diiday waxuuna ku yiri ma awoodo in aan tago Puntland xiligan.
.
Sidoo kale waxaan la ii xaqiijin in uu fadhiyay kulankaas Cabdi Siciid La taliyihiisa dhanka Amniga.

Kadib kulankaas Farmaajo waxuu si deg-deg ah ugu yeeray Rw Rooble.

Beesha caalamka oo la hadashay dhamaan Dowlad Goboleedyada,ayay usheegeen in ay rabaan in Muqdisho Shirka lagu qabto.

Caawa 6-saac ayay ugu danbayn uqabteen Beesha caalamku in uu Farmaajo kasoo jawaabo Shirka.

Ujeedka uu Garowe Shirka ula aadayay waa in uu soo fashiliyo, Puntlandna uu buuq kasoo dhex abuuro.

Farmaajo xal ma rabo in la kulmana maba doonayo.

Jibril Qoobey.