Wadamada Ciidamada ay ka joogaan Somaliya oo kulan yeelanaya

Wadamada Ciidamadu Ka joogaan Smaliya,ayaa Ka shiri doona Mustaqbalka Amisom maadaama aysan Somalita Dowlad Ka jirin xiligan.

Ilo Diblomaasi oo lagu kalsoonaan karo,ayaa xaqiijiyay xogtan.