Beesha caalamka iyo Farmaajo oo kulan uga socdo Aadan-cade

Beesha caalamka,ayaa garoonka Aadan-cade kula kulmaysa Farmaajo oo ay weheliyaan Rooble iyo Maxamed Cabdirisaaq.

Beesha caalamku waxay rabtaa in Shirka kagu qabto Muqdidho halka Farmaajo kala cararayo oo saacadaha soo socda uu ku dhawaaqi doono Baydhabo.

Sida ila muhiim ah ii xaqiijiyeen Laftagareen,ayaa ka aqbalay Farmaajo in Shirka Baydhabo lagu qabto.

Balse Pl iyo Jl ma aqbali doonaan maadaama Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay joogaan Baydhabo.

Jibril Qoobey.