Puntland oo ugacan galinaysa Danbiile Galmudug

Markaan raadiyay xogta Ninkan waxay ii sheegeen ilo xog ogaal ah in Ninkaan uu yahay danbiile Dad Shacab ah kusoo laayay Galmudug.

Kadibna dhaawac kasoo gaaray is rasaasayntaas loona soo fakiyay Deegaanka Saaxo isaga oo dhaawac ah si qarsoodi ahaan Puntland loogu soo daaweeyo.

Ugu danbayna waxaa lagu qabtay Garowe isaga iyo kuwii watay.

Ciidamada Booliiska,ayaa hada gacanta ku haya waana doorsaday waxaana lagu wareejinayaa Galmudug oo ah measha danbiga uu kasoo galay iyaga ayaana ciqaabtiisa iska leh

Labada Maamul waxaa ka dhaxeeya wada shaqayn buuxda oo dhanka amaanka ah.

Jibril Qoobey.