Puntland oo si rasmi ah ubilowday Doorasho Qof iyo Cod ah

Baahin Seejooyinka iyo Goobaha Diiwaangelinta Codbixiyayaaasha Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Uffeyn.

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo 13-kii Feb oo shalay ku beegnayd ansixiyay goobaha seejooyinka doorashada iyo diiwaangalinta codbixiyaha ayaa maanta shaaciyay liiska degmo kasta iyo goobaha loo asteeyay seejo iyo goob diiwaangelin.

Goobaha loo asteeyay codbixinta iyo diiwaangalinta degmooyinka waa sidaan hoos ku qoran:

codkaaguwaaxaqaaga

codkaaguwaamustaqbalkaaga