Akhriso: Guddiga xalinta Khilaafaadka doorashooyinka Puntland oo la magacaabay

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa soo saaray liiska xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Cabashooyinka ee doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland, kuwaas oo ka kooban 9 xubnood.

Akhriso Liiska xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Cabashooyinka ee doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland.