Qoorqoor oo kulan la yeeshay Wasiirka difaaca DFS iyo Garsoorka Ciidanka (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta madaxtooyada kulan mirodhal ah kula qaatay wasiirka Gaashaandhigga XFS, iyo Hoggaanka heerarka kala duwan ee maxkamadda ciidamada qalabka sida, oo safar shaqo kusoo gaaray magaalada Dhuusmareeb.

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa furista Maxkamadda U gaar ah tashigeedii u dambeeyay iyo Dar-dar gelinta Howlaha Maxkamadda Ciidamada.