VIDEO: Xaalad bini’aadamnimo oo ka jirto Degmada Buuloburde

Xildhibaan Axmed Saney Maxamud, oo kamida xildhibanada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay in xaalad Bini’aadamnimo oo daran ay ka jirto Degmada Buuloburde ee Gobalka Hiiraan.

Xildhibaan Axmed Saney ayaa sheegay inay Buulaburde ay heysato cuna yari baahsan, maadama aysan gaadiidku tagi karin magaaladaas oo go’doon ay saartay Kooxda Al-Shabaab,