VIDEO: Xasan Sheekh “Ma ka baaqsanayno banaan-baxa Jimcaha”

Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in aysan ka baaqan doonin Banaan-baxa qorsheysan ee jimcaha lagu qabanayo Magaalada Muqdisho.

“Ma hakaneyno, ma baaqaneyno annagaa idin ka horeyno oo meesha ku hormareyno, qof walba san xirkiisu soo qaadanayaa, inta aan wadanin meesha lagu siinayaa, cid dheg jalaq u siineyso ma jirto” ayaa yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=3665992886789549&id=100001366213852