VIDEO: Midowga musharaxinta oo boqday Taalada Daljirka Daahson

Midowga Musharaxiinta ayaa galabta booqasho ku tagay Taaladda Daljirka Daahsoon ee Muqdisho, oo lagu wado in uu ka dhaco maalinta berri ah Bannaan-bax weyn oo looga soo horjeedo Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Madaxweynihii hore ee dalka ahna Guddoomiyaha Midowga musharaxinta Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in bannaan-baxa berri uu dalka u horseedi doono dimuqradiyad.