Maxay ka dhigan yihiin dhacdooyinkii u dambeeyay ee Muqdisho ?

Hadii garoonkii xirmay khadkii cagaarnaana soo laabtay ,Ciidamo kala duwana Xaafadaha joogaan saw dib looguma laaban 2003-dii.

Shidaal soo saaris iyo horumar,ayuu dalku kusii socday. Sadex, ayaa laga dhaxlayaa maanta waxii dhacay.

1.Farmaajo oo magac xumo kala taga Kursiga dibna aan isku sharixi karin.

2. Mucaaradka oo helay waxay rabeen Dimuqraadiyad iyo doorasho doon in loo arko iyo Raga hala kala qabto.

3. Albaab Colaadeed oo aan la qiyaasi karin oo furmay.

CBB-du waxay wax weyn u arkaan waxaa xabad lagu cayrsadey siyaasiintii Mucaaradka, balse sida caqliyan ah marka loo eego waxay guusha iyo libintu raacdey Midowga musharaxiinta. waxaana socda Farmaajo ayay soo afjareen ee cid kale wax ma yeelin.