Moussa Faki “Waxaa ka walaacsanahay xaalada sii xumaanaysa Muqdisho”

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa walaac ka muujiyay xaaladda nabadgelyo iyo siyaasadeed ee sii xumaaneysa ee Muqdisho, taasoo khatar gelinaysa dhammaan guulihii laga gaadhay Soomaaliya tobankii sano ee la soo dhaafay.