VIDEO: Madaxweyne Cagjar “ONLF in ay burburto waa ku faraxsanahay”

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumud Cumar (Cagjar), oo la hadlayay Shacabka deegaankiisa ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay burbur uu sheegay inuu ku yimid Jabhadda ONLF oo furatay Xisbi Siyaasadeed weyn oo loolan adag uu kala kulmayo Xisbiga Barwaaqo ee uu hoggaamiyo Cagjar.

Madaxweyne Cagjar ayaa eedeymo u jeediyay ONLF, isagoona sheegay inay haatan burbureen.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10159082716116878&id=742346877