VIDEO: Madaxweyne Deni oo daaha ka rogay arrimo dhexmaray isaga iyo Farmaajo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo khudbad caawa u jeediyay Bulshada Puntland ayaa si aan ka qabasho laheyn uga hadlay xaalada Siyaasadeed ee Dalka, xaqiiqooyinka Shirarkii ay la galeen Farmaajo iyo arrimo kale.