VIDEO: Prof. Xasan Sheekh iyo Madasha Haldoor

Prof. Xasan Sheekh oo caawa ka qeybgalay Madasha Haldoor ayaa ka hadlay marxalada Siyaasadeed ee Dalka, fashilka Farmaajo iyo khudbadii xasaasiga aheyd ee xalay uu u jeediyay Bulshada Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.

https://m.youtube.com/watch?v=8ZRejH7RZLw&feature=share