Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku geeryooday Muqdisho.

Waxaa goor-dhaweyd ku geeryooday Magaalada Muqdisho Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Xawaadle, kaas oo maalmihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay Muqdisho.

AUN Ugaas Xasan ayaa la sheegay inuu u geeryooday cudurka COVID-19.