Akhriso: Rooble iyo midowga Musharixiinta oo heshiis gaaray

Waxaa soo gaba-gaboobay goor-dhaweyd Shir qaatay saacado badan oo u dhexeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta DFS, Madaxweynayaaasha Galmudug & Hirshabeelle iyo Midowga Musharrixiinta, kaas oo ka dhacay hotel Decale ee magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka Akhriso War-murtiyeed laga soo saaray Shirka oo ay heshiis ku gaareen dhinacyadu.