VIDEO: Sheekh Shariif “Heshiiskan waxaa kasoo shaqeeyay Dad qarsoon iyo kuwa aan qarsooneyn”

Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay heshiiska ay la gaareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah, ayaa sheegay inay kasoo shaqeeyeen heshiiskan Dadka qarsoon iyo dad aan qarsooneyn.