Halkee marayaa Nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa mudadii labada sanno aheyd ee uu joogay hormar badan ka sameeyay Hirgelinta Nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland, waxaa uu ka mid ahaa balanqaadkiisii kahor doorashada.