Dowladda Soomaaliya oo cambaareeysay Xuutiyiinta Yemen

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay Xuutiyiinta Yemen, oo gantaallo ku weeraray magaalada Riyadh ee Caasimadda Boqortooyadda Sacuudi Carabiya, waxaana ay weerarka Xuutiyiinta ku tilmaantay mid argagixiso.