VIDEO: Madaxweyne Deni oo baaq u diray Saxaafadda Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ugu baaqay Wariyayaasha Puntland inay ka qeyb noqdaan hirgalinta Hanaanka Dilmuquraadiyeynta Puntland iyo ilaalinta Midnimada.