VIDEO: Kalluunka laga soo jillaabto xeebaha Garacad oo loo iib-geeyo Yemen

Kalluunka laga soo jilaabo xeebaha deegaanka Garacad ee Gobalka Mudug ayaa loo iib-geeyaa magaalooyin katirsan Puntland iyo dalalka dariska ah, sida Yemen.