WAREYSI: Madaxweynaha Puntland oo bixiyay wareysi, kana hadlay arrimo xasaasi ah

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo wareysi siiyay Universal TV ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin ismari waaga Doorashooyinka Dalka, Weerarkii 2019 lagu qaaday xarunta Baarlamaanka Puntland, ceyrintii 8 Xildhibaan oo kamid ah Golaha Wakiillada Puntland, xaalada Dekedda Boosaaso, Amniga iyo Hanaanka Dilmuquraadiyeynta Puntland.

Wariye Cabdisalaan Hareeri ayuu u waramay Madaxweyne Deni.