VIDEO: Puntland oo Maxkamad soo tagtay Dad loo heysto kufsi iyo faafinta cudurka HIV Addis

Xafiiska Guud ee Xeer ilaalinta Dowladda Puntland ayaa ka warbixiyey 4 Kiis oo isugu jira kufsi iyo faafin cudurka HIV Addis oo ay kiisaskoodu ka socodan Maxkamada Sare iyo Racfaanka Puntland.