Sawirro: Ciidanka Puntland oo dilay xubno katirsan Al-Shabaab, kuwo kalena qabtay

Ciidanka amniga Puntland oo hawl-gallo ay sameeyeen kusoo qab-qabtay maleshiyadii xalay weeraray xabsiga wayn ee magaalada Boosaaso.

Ciidamada kala duwan ee difaaca Puntland ayaa kadabo tagay kooxaha argagixisada, kuwaas oo lagu laayay goobihii ay ku dhuumaalaysanayeen halka qaybtoodna lagu qabtay nolosha.