Deni “Waxaan Maxkamad soo taagi doonaa dadka ay ku cadaato inay..”

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo Shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyadda Boosaaso ayaa ka hadlay weerarkii Xabsiga Boosaaso, iyo howlgallo Ciidanka Amniga Puntland ay ka fuliyeen buuraleyda Gobalka Bari.