VIDEO: Sheekh Umal oo fariin adag u diray Farmaajo

Sheekh Maxamed Cabdi Ummal oo hadal fariin ah u jeediyay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.