Wararkii ugu dambeeyay ee howlgalada Ciidanka Puntland (VIDEO)

Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ayaa maalintii labaad howlgallo ka dhanka ah maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ka wada buuraleyda Gobalka Bari.

Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay xubno kamid ah Al-Shabaabkii habeen kahor weerarka kusoo qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso.