Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo baaq u diray Dadka guryaha kireeya iyo Hoteelada (VIDEO)

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cawil Axmed Jabuuti oo la hadlay Warbaahinta Dowladda Puntland ayaa ka hadlay Amniga gobolka Nugaal waxa uuna shacabka faray in ay la shaqeeyaan Laamaha Amniga.

Guddoomiyaha ayaa dhanka kale dadka kireeya guryaha iyo Hotelada ugu baaqay in ay hubiyaan dadka ay wax ka kireenayaan oo ay hubiyaan damaanadda Qofka.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=3861284530618964&id=1347891271958315