Madaxweynaha Masar oo Waraaqaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiir cusub ee Sopmaaliya (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Masar Cabdilfataax Al-Siisii ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub oo ay dowladda Soomaaliya dhawaan umagacaawday dalkaasi Danjire Ilyaas Sheekh Cumar.