Axmed Madoobe iyo Kheyre oo ku kulmay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS Xasan Cali Kheyre.

Kulanka oo ahaa mid Is xogwareysi ah ayaa looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka Dalka, iyo Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Gobaleedyada ay yeelanayaan, kaas oo ay garwadeen ka tahay Beesha Caalamka.

Idilnews