Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Abdirahman Abdishakur Warsame .

Kulankan oo ka dhacay hoyiga Madaxweynahu uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah dadaalka uu Madaxweynahu ugu jiro sidii xal looga gaari lahaa khilaafka Doorashada.