Qarax miino ayaa lagula eegtay Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho Gaari uu ku xirnaa makaroofan dadka looga wacyi-gelinayay khatarta cudurka COVID-19.
Darawalka gaariga ayaa ku dhintay Qaraxan, waxaana ku dhaawacmay 3 Askari oo la socotay.