Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi xaashi.

Kulanka oo ka dhacay hoyga Madaxweyne Axmed Madoobe ka degan yahay Muqdisho ayaa looga hadlay marxalada kala-guurka ah ee Dalka iyo heshiis la’aanta Doorashooyinka.

Idilnews