Loolanka Farmaajo, Deni iyo Axmed Madoobe ee ka socda Muqdisho

Xamar waxaa kasoo baxaya war sheegaya in aysan rajo badan jirin,Farmaajana is adkeynayo.

Qodobada Miiska usaaran Deni iyo Axmed”

  1. Warqad inuu qoro la mid ah tii Xassan Shiikh 2016.
  2. Heshiiska Baydhaba oo qodobadiisa si waafi ah looga heshiiyo.
  3. Amniga Doorashooyinka oo laga dhex saaro NISA iyo Militariga.
  4. Murashaxiinta oo doorkooda campaignka loo ogolaado.

Qodobada Farmaajo miiska usaaran”

1.In Farmaajo Shirka Casumo.

2.In Villa Soomaaliya lagu wada hadlo.

3.in Soomaalida kaliya ay wada hadasho.

4.In shirku noqdo saxiix kaliya