AUN Cismaan Buux oo ku geeryooday magaalada Qardho

Waxaa Magaalada Qardho ku geeryooday AUN Marxuum Cismaan Buux Cali, oo xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladda Puntland.

Cusmaan buux ayaa soo noqday Duqa Degmada Qardho ee xarunta GobalkaKarkaar, iyo Agaasimaha Dakhliga Wasaarada Maaliyada Puntland.