Halkee mareysa dhismaha Dekedda Garacad ? (VIDEO)

Gudoomiyaha degmada Jiriiban ee Gobolka Mudug Maxamuud Maxamed Maxamuud Muufo, ayaa ka warbixinyey hormarka ka jira deegaanka Garacad .
Gudoomiye muufo ayaa sheegay in hormar la taabankaro uu ka jiro Garacad taas oo ay ka mid tahay maalgalinta Dekadda Iyo mashaariic kale.