Wararkii ugu dambeeyay ee Ismari-waaga Farmaajo, Deni iyo Axmed Madoobe

Is mariwaagii waa sii xoogaysanayaa shirkiina waxaa kusii yimid caqabado hor leh…

Farmaajo iyo kooxdiisa”

In Odayaashii 135-ka ahaa loo yeero oo ay saldhig unoqdaan doorashada.

Puntland iyo Jubaland”

Waxay taagan yihiin halkoodii ahaa..

B.In shirka wada xaajoodka la hirgaliyo.

T.In uu ka dhaco Xalane,

J.In lagu shaqeeyo heshiiskii 17 Sept.

X.In Golaha Midowga Musharaxiinta door la siiyo,

Kh.In Beesha Caalamka korjoogto ahaato.

Beesha Caalamka”

Waxay ku mashquulsan tahay in ay hirgaliso Shirka ay iclaamisay.

Talooyin,ayaa tilmaamaya in laysla soo qaaday Farmaajo iyo kooxdiisa in loo soo jeediyo Warqad casuumad ah in ay soo saaraan oo 20-ka bisha ah,laguna qabto kulanka Hotel Decale.

Sidoo kale Beesha Caalamku waxay jawaab ka sugaysaa Qoor-qoor iyo Laftagareen ilaa beri subixii.

Jibril Qoobey.