Guddoomiye Abwaan “Boosaaso waa Magaalada loogu neceb yahay Soomaaliya” (VIDEO)

Guddoomiyaha Gobalka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, oo ka hadlayay Weerarkii dhowaan Kooxda Al-Shabaab ay ku qaaday xabsiga weyn ee Magaalada Boosaaso, ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay wixii ka socda baraha Bulshada Habeenkii weerarka, ayna muujisay in Boosaaso ay tahay Magaalada loogu nicib yahay.

“Qof kasta oo damiir leh waa garan karaa in Magaalada Boosaaso tahay Magaalada loogu necebyahay Soomaaliya , inaad intaa ogaataan baa loo baahan yahay” ayuu yiri Gudoomiyaha Gobalka Bari.