Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid noqday Dadka caanka ah ee qaatay tallaalka COVID-19 (VIDEO)

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa maanta qaatay tallaalka COVID-19, waxaana uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay qaataan tallaalkan.

“Waxaan maanta qaatay talaalka ka hortagga fayriska Covid19. Waxaa mudnaanta talaalka leh bahda caafimaadka, dadka nugul iyo kuwa da’da ah. Waxaan u qaatay in aan shacabka ku dhiirragelino qaadashada talaalka”.

Idilnews