Jubbaland “Farmaajo shaqsi ahaan buu u qaadan mas’uuliyadda colaado Gedo”

Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa War kasoo saaray hubka iyo Ciidammada DFS ay ku daabulayso Gobalka Gedo, xilli xaalad adag oo abaareed ay ka taagan tahay Gobalkaas, iyo deegaanada kale ee Jubbaland.

Jubbaland ayaa sheegtay in Mas’uuliyadda wixii ka dhashay colaada laga hurinayo Gobalka Gedo uu si shaqsi ah u qaadan doono Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo.

Idilnews