Shil khasaare geystay oo ka dhacay bartamaha Muqdisho (VIDEO)

Isgoyska siinaay gaari xamuul ah ayaa gadoomay ka dib Markii gaariga Bareeg laga waayay, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac sida ay dadku sheegayaana, waxaana Gaariga ka kacay Deb xoogan.

Ciidamada Boliiska ayaana risaas Firay waxaana La sheegayaa in dad shacab ah uu Khasaare soo gaaray