Ciidanka Puntland oo qabtay doonyo si sharci-darro ah u Kalluumeysanayay (Sawirro)

Ciidanka Amniga Puntland ee ka howlgalla Gobolka Gardafuu ayaa soo qabtay Doonyo si sharci-darro ah uga Kalluumaysanayey Xeebaha Gobolka Gardufuu.

Doonyaha lasoo qabtay oo saddex gaaraya ayaa laga lee yahay dalka Yeman, waxaana saarnaa shaqaale gaaraya 45 Qof, kuwaa oo dhamaantood gacanta lagu hayo.