Imaaraadka carabta oo Puntland soo gaarsiiyay tallaalka COVID-19 (VIDEO)

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta soo gaarsiisay Puntland shixnad ah tallaalka cudurka COVID-19, waxaana kala wareegay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan.