Xasan D. Aweys “Farmaajow mucaaradka kasoo hor-jeeda waa kuwii Siyaad Barre saaray” (VIDEO)

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa uga digay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo, inuu xukunka dalka isku dhajiyo, isagoo sheegay intaas uu horey u eersaday Hoggaamiyihii Dowladdii Milateriga AUN Maxamed Siyaad Barre.

“Madaxweyne Farmaajo mucaaradka kaa soo horjeedo waa kuwii dalka ka saaray Siyaad Barre oo Dalka ku xidideystay, adigoo 4-sano jooga waxba kama gashid ee ka joog”, ayuu yiri Xasan Daahir Aweys.

Idilnews